Goobjoog

Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Shacabka Kala Hadli Doona Idaacadda Goobjoog

Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa maanta markoodii Sedaxaad waxa ay shacabka kala hadli doonaan Idaacadda Goobjoog. Guddigaan ayaa Idaacadda waxa ay ka qaban doonaan barnaamij taakuleyn ah oo…

Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Shacabka Kala Hadli Doona Idaacadda Goobjoog

Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa maanta markoodii Sedaxaad waxa ay shacabka kala hadli doonaan Idaacadda Goobjoog.

Guddigaan ayaa Idaacadda waxa ay ka qaban doonaan barnaamij taakuleyn ah oo lacago tabarucaad loogu uruurinayo shacabka Soomaaliyeed ee Yemen u dhibban.

Sida caadada ahayd waxaa shacabka Soomaaliyeed looga fadhiyaa in kaalintooda ay ka qaataan oo wixii ay awoodaan ay walaalahooda ugu yaboohaan.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments