Maamulka gobalka Galgaduud ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay wadaan dadaal xoogan oo ku aadan sidii loo damin lahaa dagaallo ka socda deegaano ka mid ah gobalkaasi, kaasi uu la sheegay in qaab beel uu markii hore ku bilawday.
Gudoomiyaha gobalkaasi Xuseen Wehliye Cirfo ayaa sheegay in dagaalladaan ay dad badan ku dhinteen, kana qeybgaleen ciidamada New Police ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.
Ka maamul ahan ayuu sheegay in ay wadaan dadaal ballaaran kaasi oo kuaadan sidii xaaladda loo qaboojin lahaa.




From the comments