Xogheyaha Qaramada Midoobey Banki Moon ayaa ka dalbaday ergagiisa Yemen Ismaciil Walad Sheekh Axmed in dib loo dhigo wada hadallada Yemen oo Khamiista lagu waday in ay ka dhacdo Geneva.
Go’aankan ayaa ka dambeeyay kadib markii Xukuumadda iyo kooxaha kale ee ku dagaalaya dalka Yemen ay codsadeen in la siiyo waqti dheeraad ah.
Afhayeen u hadlay Banki Moon ayaa sheegay in Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobey uu aad uga xun yhay, kana niyad jabsan yahay in wada hadalladan ay ka jiro cajo jiid dhinacyada kala duwan ah.




From the comments