Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaminayo ayaa goor dhaw waxa ay gaareen magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose.
Wafdiga Ra’iisul wasaaraha ayaa garoonka magaalada Kismaayo waxaa kusoo dhaweeyay madaxda maamulka Jubbaland, iyadoo loo galbiyay dhanka madaxtooyada Kismaayo.
Ra’iisul wasaaraha ayaa halkaasi kula kulmi doona madaxda maamulka Jubbland iyo sidoo kale xubnha baarlamaanka maamulkaasi, Odayaal dhaqameedyada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.




From the comments