Goobjoog

Maxkamadda Ciidamada Puntland oo u Fariisatay Dhagaysiga Dacwado Loo Heysto askar Dambiyo Geysatay

Maxkamad ciidan oo qaabilsan shan gobol oo ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga dacwado loo heysto ciidamado ka tirsan maamulka. Maxkamadda oo fadhigeedu yahay magaalada Boosaaso ,…

Maxkamadda ciidamadaMaxkamad ciidan oo qaabilsan shan gobol oo ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga dacwado loo heysto ciidamado ka tirsan maamulka.

Maxkamadda oo fadhigeedu yahay magaalada Boosaaso , oo uu guddoomiye ka yahay Cabdifataax Xaaji Aadan ayaa xukun shan sano ah ku ridey askari dambi ka geystey degmada Carmo, halka ay dib u dhigtey go’aan ka gaarista labo askari oo iyagu dil geystey, kana tirsan ciidamada badda ee Puntland.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments