Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya oo deeq gaarsiisey isbitaalka Banaadir
Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir ayaa waxaa la gaarsiiyey gargaar kaga timid safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya. Sida ay tabisey wakaaladda wararka ee Shinhaaw (Xinhua) deeqda ayaa waxa ay ka…
Published November 16, 2014
Akhris 2 daqiiqo ah
Chinese Ambassador to Somalia Wei Hongtian
Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir ayaa waxaa la gaarsiiyey gargaar kaga timid safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya.
Sida ay tabisey wakaaladda wararka ee Shinhaaw (Xinhua) deeqda ayaa waxa ay ka koobneyd raashiin, cabitaan, dawo, iyo fuustooyin shidaal ah si matoorka isbitaalka loogu isticmaalo.
From the comments