Maamulka Degmada Kaxda ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in Degmada ay ka soo kabanayso adeegyada Bulshada oo markii hore baahi u qabeen Dadka Degmadaasi ku nool.
Gudoomiye ku xigeenka Degmada Kaxda Cabdinaasir Xasan Cali ayaa sheegay in Degmada ay ka socdaan qorshe dib loogu soo kabayo adeegyada muhiimka ah.
Dhismahii ka socday Degmada ee dhinaca Wadoyinka waxa uu tilmaamay Gudoomiye ku xigeenka in meel wanaagsan ay marayaan.



From the comments