Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa Xerada Qaxootiga IFO waxa ay ku soo gaba gabaysay aqoon kororsi ku saabsan sidii dadka Qaxootiga ay uga taxadiri lahayeen waxyaabaha qarxa.
Saraakiisha Hay’adaasi ayaa sheegay in tababarkan gacan ay ka geysteen Dowladaha Soomaaliya Iyo Kenya.
Intaa waxa ay ku dareen in tababarkaan uu ahaa mid wax badan ay ka faa’ideysteen Soomaalida mudada 24-ka sano ku noolaa Xeryaha Qaxootiga Dalkaasi.



From the comments