Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada, waxaana xilalkooda loo kala wareejiyay wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno ka mid…
Published October 25, 2014
Akhris 1 daqiiqo ah
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada, waxaana xilalkooda loo kala wareejiyay wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno ka mid ah xukuumada Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumada Soomaaliya Mustaf Dhuxuloow ayaa saxaafadda u akhriyay qaabka golaha wasiirada isku shaandheynta loogu sameeyay iyo wasiirada la kala bedalay, waxaana wasiirada kala yihiin sidaan hoose.
From the comments