Goobjoog

Dhageyso: Shacabka Muqdisho oo aragti kala duwan ka dhiibtay 21-ka October markii ciidamada Qalabka sida ay Inqilaab dalka ku qabsadeen

Maanta waxay ku beegan tahay 21-ka October oo ku beegneyd markii dalka Soomaaliya ay 45-sano kahor in qilaab aan dhiig ku daadan ku qabsadeen ciidamada Qalabka sida. Dadka ayaa soo…

Maanta waxay ku beegan tahay 21-ka October oo ku beegneyd markii dalka Soomaaliya ay 45-sano kahor in qilaab aan dhiig ku daadan ku qabsadeen ciidamada Qalabka sida.

Dadka ayaa soo bandhigay maanta oo kale sida ay u arkaan, waxa ay ku xasuustaan iyo sida damaashaadka loo sameyn jiray xilligii dowladii dhexe ay dalka maamulaysay.

Hoos ka dhageyso Aragtida Shacabka Muqdisho.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments