Madaxweynaha Faransiiska François Hollande ayaa maanta xarunta Madaxtoooyada ee Faransiiska ee Elyzee Palace si diirran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Xasan Shiikh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Faransiiska
iskaashiga labada dal ee Soomaaliya iyo Farance, La dagaalanka waxa loogu yeero argagaxisada iyo bur-cad badeeka ayaa ahaa arimihii labada dhinac ka wada hadleen.
Xasan Sheikh ayaa maanta booqday safaaradda Soomaalida ee Paris, waxaa uu sidoo kale kusoo wareegay goobo badan oo Paris ah isagoo la kulmay ganacsato ka socda shirkado caalami ah iyo shacab soomaali ah oo halkaas degen.



From the comments