Muungaab:Waxaan dowladda ka la’nahay xuquuqda shaqaalaha gobolka (Dhageyso)
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya wali ay ka la’yihiin xaquuqdii ay heli jireeen shaqaalaha maamulka gobolka. Hadalkan waxaa ka dhawaajiyay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho…
Published October 14, 2014
Akhris 1 daqiiqo ah
Xasan Maxamed Xuseen
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya wali ay ka la’yihiin xaquuqdii ay heli jireeen shaqaalaha maamulka gobolka.
From the comments