Waxaa daqiiqado kadib ka furmaya hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho shir wayne qaran oo diirada lagu saari doono garsoorka dalka.
Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay ka soo qeyb galaan shirka wada tashiga garsoorka dalka.
Shirkan ayaa lagu sheegay in loo qabanayo sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa hannaanka garsoorka iyo garsoorayaasha ka howl gala dalka.



From the comments