Ciidamada booliska magaalada Ssangyong gobolka Minisota ee dalka Maraykanka ayaa helay meydka muwaadin Soomaaliyeed.
Marxuum Axmed Faarax ayaa laga helay meydkiisa isaga oo guban gaarigii uu watayna si la mid ah u gubnaa.
Saraakiisha magaalada falkan uu ka dhacay ayaa sheegay in ilaa iyo hada la ogayn waxa keenay dhimashadan hase ahaatee ka jawaab celin doonaan marka baaritaanadan soo gaba gabeeyaan.



From the comments