Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha keenay muranka u dhaxeeya iyaga iyo Galmudug ee ku saabsan duulimaadyada garoonka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Wasiirka duulista hawada maamulka Puntland Xasan Cadde ayaa sheegay in tani ay ka dambeysay sida uu yiri dhisamaha garoonka Gaalkacyo ee Galmudug oo aan waafaqsanayn sharciyada dhismaha garoomada.
Wasiirka waxa uu sheegay in sharci ahayn isku dhawaanshaha labada garoon ee Gaalkacyo marka loo eego buu yiri masaafada ay isku jiraan.



From the comments