Dadka ku nool deegaanka Maaxaay ee duleedka degmada Kaaraan ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya in ay soo fara galiso bur burin ay sheegeen in loo gaysanayo guryaha ay ku noolyihiin.
Dadkan oo la soo xiriiray Goobjoog FM ayaa sheegay in deegaankaasi ay ku nool yihiin ay deganayeen sanado badan.
Waxa ay sheegeen qoysaskani in shaqsiyaad gaar ah ay fara galin ku hayaan deeganaashaha Deegaanka ay ku nool yihiin sanadaha badan.



From the comments