
Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaki galiyay suurta galnimada in dalka doorashooyin xor ah ay ka dhacaan marka la gaaro sanadka 2016-ka.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Faarax Ibbi ayaa sheegay in marxalada dalka aysan suurta gal ka dhigaynin in doorashooyin lagu qabto.
Waxa uu tusaale u soo qaatay Ibbi qaabka doorashooyinka dalalka caalamka oo goob kasta si nabad galyo ah dadku loogu geeyo sanaadiiqda.



From the comments