Dagaal beeleed ayaa waxa uu galabta ka dhacay tuulo lagu magacaabo Maandheere oo hoostimaada degmada Jowhar ee Shabeelada dhexe, Maandheere ayaa 15 KM -na uga beegan dhicana koofur bari.
Dagaalkan ayaa waxa uu u dhexeeyey laba beelood oo deegaankan wada dega, dagaalka ayaa ka dhashay sida la sheegay muran la xariira dhul beereed waxaa ku dhintay dagaalkan hal qof oo haweeney ahayd waxaana ku dhaawacmay 6 ruux oo kale oo ay caruuri ku jirto



From the comments