Mid ka mid ah odayaasha dhaqanka degmada Wajeer ee Waqooyi bari Kenya ayaa sheegay in xildhibaano ka tirsan Barlamaanka dalka Kenya ay ka qeyb qaataan dagaal beeleedyo ku soo noq-noqday duleedka degmadaasi.
Nabadoon Cumar Khaliif ayaa sheegay in dagaaladan saamayn uu ku yeeshay dadka ku nool degmada Wajeer.
Waxa uu tilmaamay nabadoonkan in mar kasta oo heshiis laga gaaro dagaaladan hurintiisa ay ka qayb qaataan xildhibaanadaasi.



From the comments