Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Wafdigan ayaa ka tagay markii hore magaalada Muqdisho,waxaana si aad ah loogu soo dhoweeyay magalada Baydhabo.
Waxa ku jira wafdigan guddoomiyihii hore ee barlamaanka kumeelgaarka Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo xildhibaano ka soo jeeda gobolada Baay iyo Bakool.



From the comments